La soco waxa socda

Ka hel iM252 xog iyo qalabyo xulan

Waxaad joogtaa iridda hore ee iM252 Market, hoos u soco si aad gudaha ugu gasho seyladda. Ka iibso qalabyo wax ka beddela nolol maalmeedkaaga, kuna farxad geliya.

Booqo Kanaalkeenna
Iibso Qalabyo
Booqo Suuqa iM252

Nalka iM252 – $12

Ka maamulo telefoonkaaga.

T500 Smart Watch – $15

Saacad qurux iyo wehelnimo leh.

Sawir Qurxiye – $5

Iska ilow sawir aan ifeyn.

Hel qiimo dhimis 20% ah marka aad iibsato laba shey oo mid ka mid ah uu yahay 3da kor ka muuqata.

Hel qiimo dhimis 20% ah marka aad iibsato laba shey oo mid ka mid ah uu yahay 3da kor ka muuqata.

3 Sabab ku xulo qalabyada iM252

3 Sabab ku xulo qalabyada iM252

Qalab Tayo Leh

Ka xulan kumanaan qalab

Marna haka walwalin tayada wax kasta oo aad ka iibsato suuqa furan ee iM252. Hubin iyo tijaabo adag ayaan marinaa qalab kasta.

Iibso qalab tayeysan

Arag Qiimeynta Dadka

Hel qiimeynta qalabka

Si aad u hubsato tayada wax kasta inta aadan iibsan ka hor, fadlan aqri qiimeynta ay ka bixiyeen dadka horey u iibsaday si aad u xaqiiqsato tayadooda.

Wax iibso hadda

Xog dhammeystiran

Hel xogta qalab kasta

Waxaad heli kartaa muuqaal ku saabsan habka loo adeegsado qalab kasta iyo farsamooyinkiisa qarsoon. Baro waxa aad iibsaneyso, kadibna iibso.

Booqo Suuqa iM252

Suuqa iM252

Suuqa iM252

Booqo Suuqa iM252

Nagu soo biir, emailkaaga ku hel xogta iM252.

Emailkaaga ku hel xog kasta oo ku saabsan iM252.

Thank you for your message. It has been sent.
There was an error trying to send your message. Please try again later.

Waxaan kuu soo diri doonnaa xogta aan soo gelinno iM252, sida muuqaallo, qormo, ama qalab cusub oo aan soo kordhinay.

Ma is weydiisay habka aad u adeegan karto?

Daawo muuqaalkan.