Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

iPhone Battery Cover

(1 customer review)

$20.80

20% Off

Cover-kan, waad jaajareyneysaa, waxa ku jira batari weyn, waxaad gashaneysaa iPhone-ka, dab ayuuna siinayaa adigoon u baahan in aad jaajar meel u fariisato. Waa dab hel adigoo socda, howl aan kaa baaqan, koronto meel ku xiranna aadan sugin.

T

Telefoonnadeennu waxa aan gelinnaa cover kala duwan, inta badan qurux ayaan ku dooqannaa, hase ahaatee, coverkan, waa uu ka duwan yahay. Waa badbaadiye marka uu telefoonkaaga dabka ka dhaco. Marka hore, isaga ayaad dab siineysaa, marka uu buuxsamo, waxa aad gelineysaa telefoonkaaga (iPhone-ka), marka uu telefoonkaaga kaa dab dhaco, waxaad taabaneysaa batanka dambe ee dab bixinta, markiiba waxa uu bilaabayaa in uu dab siiyo telefoonkaaga. Si kooban, faaidooyinkiisa waxaa ka mid ah:

  • Waa jaajar, waana cover adag.
  • Waxa uu leeyahay bateri adkeysi iyo awood leh.
  • Way fududahay in aad geliso telefoonkaaga iyo in aad ka bixiso.
  • Dhaqsi ayuu dabka siinayaa telefoonkaaga (Fast Charge)
  • Isla jaajarka iPhonekaaga ayaad ku jaajareyneysaa.

Haddii aad iibsato, waxa aad heli doontaa cover kale oo FREE ah (sida sawirka ugu hooseeya kaaga muuqata.

Xog Dheeri Ah

Ma kugu dhacdaa mararka qaar in telefoonkaaga uu kaa dab dhaco adigoo aan heysan wax jaajar ah oo aad ku dabeysato telefoonkaaga? Cover-kan, waa mid aad jaajareyn karto, waxa ku jira batari weyn, waxa aad gashaneysaa iPhone-kaaga, kadibna telefoonkaaga ayuu dab siinayaa adigoo aan u baahan in aad jaajar meel u fariisato.

1- Waa cover adag, waana jaajar: Coverkan waxa aad telefoonka u gelineysaa sida aad coverada caadiga ah u geliso, waxa uu se dheeryahay in uu leeyahay meel uu dabka ku keydsado si uu telefoonkaaga u jaajareeyo adigoo socda.

2- Waxa uu wataa battery weyn oo cabbirkiisu yahay 4800 illaa 5000mAh (millii-ambeer), tani waxa ay kaa saacideysaa in uu hal jeer iyo ka badanba uu buuxiyo telefoonkaaga.

3-  Sii adeegso inta uu dab qaadanayo telefoonkaaga, adigoo gaari saaran, waddo socda, ama xeebta jooga ayaad sii adeegsan kartaa telefoonkaaga weliba isaga oo jaajar qaadanaya, dabcan, safarkana waa uu ku habboonyahay, kama walwalaysid dab la’aan waayo waa uu kula socdaa dabka.

 

4- Si fudud ayaad u gelin kartaa, ugana bixin kartaa telefoonkaaga, qeybta sare ayaad ka soo gelineysaa, ugana bixineysaa marka aad adeegsato.

 

5- Hel cover kale oo bilaash ah (FREE), marka aad iibsato coverkan waxa aad heleysaa cover FREE ah oo ay ka soo dhex muuqan karto quruxda iPhone-kaaga. Waa haddiyad kaaga timid howlwadeenna iM252 Market oo fikradda lahaa.

 

 

 

Habka Dalbashada

Si aad u dalbato, fadlan raac tilmaamahan hoose

  1. – Ka xulo qeybta sare, Add To Cart
  2. – Ka xulo oo taabo View Cart qeybta ugu sarreysa ee kuu soo baxaysa.
  3. – Ka xulo batanka ugu hooseeya ee Proceed to Checkout
  4. – Buuxi foomka, samee lacag bixinta, oo xulo Dalbo Hadda.

 

You might also like

1 review for iPhone Battery Cover

  1. anas abdi wahaab adem (verified owner)

    waxaan gatay cover 11 pro max wuxuu iga caawiyay in waqti aysan iga bixin inaan telkayga jaajar galiyo.

    mahadsanidiin im252 market

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top