M
a kugu dhacdaa in aad mararka qaar is aragto adigoo ku dhex jira Group Whatsapp aadan ogeyn ama raali ka ahayn? Ka hortag in hadda kadib uu helo awoodda in uu kugu soo dari karo Group Whatsapp ah, kaga bogo muuqaalkan 2da daqiiqo ah, lana wadaag asxaabtaada. #WhastsappGroup #iM252