Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

Saacad Miis Jaajar Leh

(3 customer reviews)

$11.00

Saacaddan waxa aad saaran kartaa miiskaaga is qurxinta ama waxbarashada, hab iftiin iyo midab leh ayey kuugu sheegeysaa waqtiga, waxaad sidoo kale u adeegsan kartaa in aad kaga jaajareysato 2 telefoon ama 2 qalab kale sida saacad. Midab madow ama caddaan ayaad kala xulan kartaa.

S

Waqtigaagu waa cimrigaaga, waa muhiim in aad la socoto halka ay gooreysadu mareyso, saacad ahaan & daqiiqad ahaanba, saacaddan, waxa ay meesha ka saareysaa in araggaaga uu ka fogaado waqtiga, miiska ayey diyaar kugu ahaaneysaa markasta oo aad u baahato in aad ogaato waqtiga.

Faahfaahinta Saacadda

Saacaddan, waxa ay leedahay naqshado iyo midabbo daggan, hab qurux leh ayey kuugu sheegeysaa waqtiga, waa kuwan sababaha aad ku xulan karto:

1- Far waaweyn oo ay waqtiga ku qoreyso, midab iftiimaya, leyr leh, fartuna waaweyntahay ayey saacaddan kuugu sheegeysaa waqtiga.

2- Darbiga suro, ama miiska saaro, waxa ay leedahay fadhi aad ku xiri karto kana furi karto, sidoo kale, darbiga intaan musmaar ku dhajiso ayaad saaran kartaa.

3-  Saaro miiskaaga waxbarashada ama is qurxinta, saacaddan, waxa ay qurux ahaan dhameystireysaa muuqa miiskaaga waxbarashada ama cosmatics-ka.

 

4- Waa saacad miis, waana muraayad, waad iska dhex arki kartaa saacaddan, waayo waxa ay wejiga hore ka sameysantahay muraayad, sidoo kale, waxa ay soo saari kartaa quruxda waxa miiska kuu saaran.

 

5- Si fudud ayaad u badali kartaa waqtiga iyo alarm-kaba, waxa ay leedahay 2 badhan oo aad ka sixi karto ama ka badali karto waqtiga iyo alarmka.

 

6- Ka jaajareyso telefoonkaaga iyo qalab kale, marka aad saacaddan dabka ka siiso korontada, waxa ay awood u leedahay in ay dab kuu siiso laba telefoon ama laba qalab kale oo dab u baahan.

 

 

7- Batan gaar ah oo laga damiya Alarm-ka, marka ay subixii ku toosiso saacaddan, dusha sare ayaad taabanaysaa si aad u codka uga xirto gambaleelka.

 

 

8- Iftiin ku habboon iftiinka qolkaaga, haddii qolkaaga uu iftiinkiisu badanyahay, saacaddan aad ayey u ifteysaa, waxa ay leedahay dareeme loo yaqaano “Light Sensor”, waxa ay kaa yareyneysaa iftiinka saacadda marka qolkaagu uu mugdi ama gudcur yahay, 3 heer oo iftiin ayey leedahay, mid sare, mid dhexe iyo mid hoose oo qolka mugdiga ah loogu talagalay.

 

 

 

Habka Dalbashada

Si aad u dalbato, fadlan raac tilmaamahan hoose

  1. – Ka xulo qeybta sare, Add To Cart
  2. – Ka xulo oo taabo View Cart qeybta ugu sarreysa ee kuu soo baxaysa.
  3. – Ka xulo batanka ugu hooseeya ee Proceed to Checkout
  4. – Buuxi foomka, samee lacag bixinta, oo xulo Dalbo Hadda.

 

3 reviews for Saacad Miis Jaajar Leh

  1. deggan mohamed (verified owner)

    saacadan waxaan ka fiirsadaa waqtiga marqaati ayan ka ahay inay qurxisay miiskayga
    thank u eng mohamed.

  2. sagal ali isse (verified owner)

    walaalayaal waan idin mahadcelinaa xafiiskayga ayad ii qurxiseen miiska ayaan saartay saacadaan

  3. Mohamed Garaad (verified owner)

    waxaan jogaa burco sidaa aad iigu adeegteen waan idinkaga mahadcelinayaa dhamaan howl wadeenada im252

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top