Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

Saacad Miis Dooxan

(3 customer reviews)

$10.00

9% Off

Saacaddan, waa mid dooxan (qalloocan) weliba dooxnaan qurux gaar ah leh, waxa ay leedahay lugo ay ku istaagto, waxa ay bixineysaa iftiin ay kugu sheegeyso waqtiga si ballaaran weliba, waxa aad gelin kartaa bateri ama dabka ayaad toos u siin kartaa adigoo ku xiraya computerkaaga ama Charger. Cod degen oo alarm ah ayey leedahay waayo waxa ay dooneysaa in ay si deggen kaaga toosiso hurdada oo aan ka nixin.

S

Saacaddani waxa ay ka dooxantahay qeybta dhexe oo waxa aad mooddaa in gacanta lagu qalloociyey, waxa ay leedahay qurux deggen iyo lugo ay ku istaagto.

Xog Dheeri Ah

Saacadda waxa ay leedahay midabbo kala duwan iyo qurux daggan. Waxa ay leedahay gambaleel (alarm) cod khafiif ah uu ka dhawaaqayo oo ka duwan kana deggen codadka saacad kasta oo aad horey u aragtay, waxa ay ku shaqeysaa battery iyo dab toos 2daba, waa kuwan sababaha qaar oo aad ku xulan karto saacaddan:

1- Naqshad dooxan (Qalloocan), saacadaha miiska ee aad horey u aragtay oo idil waa ay wada toosanyihiin, sax? Tani saas maaha, way ka duwantahay, waxa ay u dooxantahay sida warqad aayar loo laabay, waxaad mooddaa in qurux gaar ah ay dheertahay saacadaha toosan.

2- Waxa ay qaadataa 2 dab, haddii aad doonto bateri ayaad gelineysaa haddiise aadan daneyneyn, waxa aad ku xireysaa fiilada la socota si aad dab uga siiso computerka, jaajarka ama qalab kale oo dab bixiye ah, tani waxa ay kaa caawineysaa in aad meel kasta dhigan karto saacadda meel aan koronto lahayn iyo meel leh 2daba.

3-  Cod Alarm gaaban oo deggen ayey leedahay, codka saacaddan aad ayey u dagantahay, way ku filantahay in ay hurdada si degen kaaga toosiso (haddii aad doonto, waad iska damin kartaa oo batanka snooze-ka dhexe ee weyn ayaad farta dhac ku siineysaa).

 

4- Saacad ku soo baxaysa miis kasta, haddii aad ardey tahay, way ku qurxoonaan doontaa miiskaaga buugaagta, miiskaaga is qurxinta way ku habboontahay sidoo kale, miiska computerka uguma jirtaba oo midabkeeda ayey quruxda miiskaaga kaga qeyb qaadaneysaa.

 

5- Si fudud ayaad u badali kartaa waqtiga iyo alarm-kaba, waxa ay xagga sare ku leedahay batanno aad ka sixi karto ama ka badali karto waqtiga, alarmka, heer-kulka iyo iftiinka shaashadda saacadda ooo aad gaabin karto ama dheereyn karto hadba maalin ama habeen midka la joogo.

 

6- Iftiin leh midabbo kala duwan ayey leedahay, waxaad kala xulan kartaa saacad iftiinka midabkeeda yahay caddaanka, cagaarka, buluugga ama casaanka (gaduud), waxaad ku dooqan kartaa midabka qolkaaga, miiskaaga shaqada, kan cosmatics-ka ama miiskaaga waxbarashada.

Habka Dalbashada

Si aad u dalbato, fadlan raac tilmaamahan hoose

  1. – Ka xulo qeybta sare, Add To Cart
  2. – Ka xulo oo taabo View Cart qeybta ugu sarreysa ee kuu soo baxaysa.
  3. – Ka xulo batanka ugu hooseeya ee Proceed to Checkout
  4. – Buuxi foomka, samee lacag bixinta, oo xulo Dalbo Hadda.

 

You might also like

3 reviews for Saacad Miis Dooxan

  1. safa salah mohammed (verified owner)

    aad ban ug helay adegina
    dhaqsiyaha iyo originals ka leh
    io hab dhaqankiina qurxoon💯💯🙏🏼

    aaad bad u mahdsantihin iM252 market

  2. dalmar mohamed abdi (verified owner)

    Masha allah mudane wan ku riyaaqay shaqa aad i qabateen mahad sanidin 100% thanks jira oo joga insha allah.

  3. Abakar Jinny (verified owner)

    astaamahii aad ku shegteen waan ku arkay wayna i anfacday xaqiiq shaqadiina wan la dhacay guulaysta insha allaah

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top