November 7, 2023

Categories: Facebook

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

K

u tasho hadda kadib in aadan 2 fariin isku xigta aadan u diri karin cinwaan Instagram ah oo kugu cusub ama aadan aqoon, waxaad muuqaalkan ka arki kartaa xeerka cusub ee Instagram ee kaa xannibaya in aad cinwaan cusub u dirto 2 fariin isku xiga, fadlan halkan uga yeer saaxiibkaaga xiiseeya Instagram.

#iM252
#Instagram

Kuwa kale oo xul ah

im252

market