January 11, 2023

Categories: FacebookFarsamo Fudud

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

MUUQAALO LAGUU SOO XULAY

Faahfaahin Kooban

Q

ofka aad kula sheekeysaneyso Messengerka, waxaa dabcan idin ka dhexeeya xusuus gaar ah, si aysan xusuusahaas idin kaga lumin, waxaad gaar ula bixi kartaan fariimaha, sawirrada ama muuqaallada aad isu dirteen ee aad u aragtaan in ay mudantahay inaad wada xusuusataan.

Arag isbeddelka cusub ee lagu soo kordhiyey Messenger oo kuu suuragelinaaya in aysan meel gaar ah u sameysato fariimaha xusuusta mudan ee Messengerka.

Ma ka heshay Messenger Pin? Fadlan nagula wadaag faalladaada qeybta hoose ee comments-ka.

La wadaag saaxiib aad xusuusato!

iM252 BLOG

QORMOOYIN TEKNOLOJIYAD.

iM252 Blog, waa halka kulmisa aqoonta teknoolajiyadda, waxaad ka akhrisan kartaa qormooyin ku saabsan qeybaha kala duwan ee teknolajiyadda.

iM252

market

iM252 Market waa goob aad ka heli karto qalabyo iyo agab xulan, tayeysan, tijaabsan, booqo hadda oo ka dooro agabka aad ka hesho.

Exclusive Content

Be Part of Our Exclusive Community