Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

$12.00

Nalka iM252 waa leyr aad ka damin karto kana daari karto telefoonkaaga. Haa, jiifkaaga ayaad ka maamuleysaa midabka leyrka iM252. Midabka dooqaaga ah ayaad ka dhiganeysaa, marka la soo koobo, maamulaha leyrkaaga ayaad si buuxda u noqoneysaa.

M

arka aad adeegsaneyso leyrka iM252, uma baahnid in aad sariirtaada ka kacdo, waayo, waxa aad nalka qolkaaga ka demin doontaa telefoonkaaga adigoo adeegsanaya barnaamij aad ku maamulanayso nalkaaga, awoodaha uu leeyahay nalka iM252 waxaa ka mid ah:

  • Waxa aad ka maamuleysaa APP aad la soo degi karto si FREE ah.
  • App-ka waad la soo degi kartaa (Android iyo iPhone) labadaba.
  • Waxaad ka damin kartaa kana daari kartaa telefoonkaaga.
  • Midabka aad doonto ayaad saaran kartaa.
  • Waad iska yareyn kartaa ama kororsan kartaa iftiinka 1% illaa 100%.
  • Waqti uu is daaro ama is demiyo iskiis ayaad u sameyn kartaa.
  • Codkaaga ayaad ku xiri kartaa iftiinka leyrka oo marka aad hadasho ayuu shidmayaa.
  • Cod telefoonkaaga ku jira ayaad la dheelsiin kartaa.
  • TV-gaaga waxa aad ka daawanayso ayuu la dheeli karaa.
  • Koronto badan kaama cunayo waa 9Watt oo keliya, waxa uuna ku siinayaa iftiin aad u wanaagsan.
  • Haddii aad qolalka oo dhan ku xirato, hal mar ayaad wada maamulan kartaa nalalka oo dhan.
  • Internet ayaad ku xiri kartaa oo adiga ka maqan gurigaaga ayaad maamuli kartaa nalkaaga (Haa, waa run!).

Hab adeegsiga nalka iM252 aad ayuu u fududyahay. Daawo muuqaalka hoose oo arag sida fudud ee aad u adeegsan karto.

Dammaanad ayuu leeyahay

Haddii uu kaa hallaabo ama kuu shaqeyn waayo nalka iM252 muddo 6 bilood ah, waxa aad heleysaa mid cusub adigoo aan qarash kale bixin. Haa, oo dammaanad buuxda ayuu ku jiraa muddadaas lixda bilood ah, ka seexo oo haka baqin in aad ku khasaarto, tijaabo adag ayuu maray, waan ku kalsoonnahay, waanna kuu muujineynaa kalsoonidaas, ku naso welwel la’aan.

Habka Dalbashada

Si aad u dalbato, fadlan raac tilmaamahan hoose

  1. – Ka xulo qeybta sare, Add To Cart
  2. – Ka xulo oo taabo View Cart qeybta ugu sarreysa ee kuu soo baxaysa.
  3. – Ka xulo batanka ugu hooseeya ee Proceed to Checkout
  4. – Buuxi foomka, samee lacag bixinta, oo xulo Dalbo Hadda.

 

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top