April 16, 2024

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

H

a ila yaabin haddii aan ku dhaho: “Waxaad ogaan kartaa xogta diyaarad kasta oo hawada ku jirta hadda oo aad qoraalkan akhrineyso” Waa dhab oo si toos ah ayaad ula socon kartaa dhaqdhaqaaqa kumannaan kun oo diyaaradood oo dunida u kala duulaya. Waxaad ogaan kartaa halka ay u socoto diyaarad kasta, halka ay ka timid, shirkadda leh diyaaradda, xilliga ay soo duushay, iyo xilliga la filayo in ay caga dhigato. Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faaiddo.

Kuwa kale oo xul ah

im252

market