April 17, 2024

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

S

mart TV, waxa aad ku xiran kartaa telefoonkaaga, Computer-kaaga, Internet ayaad ka geli kartaa, barnaamijyo ayaad ku shuban kartaa, intaa iyo ka badanna waad ku sameyn kartaa. Wax badan ka ogow awoodaha Smart TV-ga inta aad daawanayso muuqaalkan.

Kuwa kale oo xul ah

im252

market