April 16, 2024

Categories: Farsamo FududiPhone

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

M

a dooneysaa in aad ku xirato password barnaamijyada muhiimka ah ee iPhone-kaaga? Muuqaalkan ku baro qaabka aad u xiran karto dhammaan apps-ka iPhonekaaga ama midka aad doonto adigoo ku xiranaya wajigaaga ama passwordka telefoonka. Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faa’iddo ama halkan ka wac sxb adeegsada iPhone. #iM252 #iPhone

Kuwa kale oo xul ah

im252

market