April 16, 2024

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

M

a dooneysaa in aad Computerkaaga ku adeegsato internetka telefoonkaaga? 2 waddo midkood ayaad ku sameyn kartaa: in aad adeegsato Hotspot ama in aad adeegsato fiilo ama xarig (Cable). Muuqaalkan ku baro sida aad internetka telefoonkaaga ugu xiriirsan lahayd computerkaaga si aad u hesho internet xawaare sare leh. Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faa’iddo. #iM252 #Internet

Kuwa kale oo xul ah

im252

market