MUUQAALO LAGUU SOO XULAY
Faahfaahin Kooban
W
Whatsapp, waxaa lagu soo kordhiyey in uusan qofku Screenshot ka qaadan karin sawir ama muuqaal aad ugu dirtay Whatsapp, gaar ahaan habka hal-mar-aragga ah. Kaga bogo muuqaalkan, lana wadaag asxaabtaada haddii aad ka faaiddo.
Ma ka heshay arrinta qarsiinada leh? Fadlan nagula wadaag qeybta hoose faalladaada.
iM252 BLOG
IS DIIWAANGELI, HEL XOG XIISO LEH.
iM252 Platform, waa halka kulmisa aqoonta teknoolajiyadda (muuqaallo & qormooyinba) iyo qalabyo xul ah, is diiwaangeli hadda si aad emailkaaga ugu hesho xogta teknoolajiyadda, taabo badhanka hoose.