April 16, 2024

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

S

ida caadiga ah marka aad computer-kaaga damiso, waa ay xirmayaan barnaamijyada kuu furnaa oo idil, muuqaalkan ka baro farsamo ah in aad demiso computerka, marka aad soo shidana ay sidooda kuugu furnaadaan dhammaan barnaamijyadii kuu furnaa kahor inta aadan damin, sidaa darteed, waxaad halkaa ka sii wadan kartaa shaqadaada. Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faa’iddo. #iM252 #Hibernate

Kuwa kale oo xul ah

im252

market