April 16, 2024

La wadaag saaxiibkaaga muuqaalkan!

Faahfaahin Kooban

M

a kugu dhacdaa in mararka qaar aad isku ilowdo adeegsiga telefoonkaaga oo aad is aragto adigoo saacado indhaha ku haya? Muuqaalkan waxa uu kaa caawinaayaa in hadda kadib uu telefoonkaaga waqti kaa qasaarinin. 1 Qodob ku darso adigana oo la wadaag asxaabtaada.

Kuwa kale oo xul ah

im252

market