Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

iM252 Double Fast Charger

(1 customer review)

$12.00

Kani waa jaajar aad hal mar dab ku siin karto 2 telefoon, waa fast charger oo waxa uu bixinayaa dab ku filan in uu telefoonkaagu dhaqsi ku buuxsamo, hana ka walwalin nooca telefoonkaaga waayo chargerka waxaa la socda 2 fiilo oo mid iPhone ah midna Android ah.

J

Jaajarkan waxa uu hal mar dab siin karaa 2 telefoon, midkaaga iyo midka saaxiibkaaga, halkan hoose ka akhriso faahfaahin buuxda:

  • Waa fast charge oo ku dhawaad 20W oo dab ah ayuu bixinayaa si uu telefoonkaagu dhaqsiba u buuxsamo.

Hab adeegsiga nalka iM252 aad ayuu u fududyahay. Daawo muuqaalka hoose oo arag sida fudud ee aad u adeegsan karto.

Dammaanad ayuu leeyahay

Haddii uu kaa hallaabo ama kuu shaqeyn waayo nalka iM252 muddo 6 bilood ah, waxa aad heleysaa mid cusub adigoo aan qarash kale bixin. Haa, oo dammaanad buuxda ayuu ku jiraa muddadaas lixda bilood ah, ka seexo oo haka baqin in aad ku khasaarto, tijaabo adag ayuu maray, waan ku kalsoonnahay, waanna kuu muujineynaa kalsoonidaas, ku naso welwel la’aan.

Habka Dalbashada

Si aad u dalbato, fadlan raac tilmaamahan hoose

  1. – Ka xulo qeybta sare, Add To Cart
  2. – Ka xulo oo taabo View Cart qeybta ugu sarreysa ee kuu soo baxaysa.
  3. – Ka xulo batanka ugu hooseeya ee Proceed to Checkout
  4. – Buuxi foomka, samee lacag bixinta, oo xulo Dalbo Hadda.

 

You might also like

1 review for iM252 Double Fast Charger

  1. abdilahi ibrahim abdirahman (verified owner)

    waxaan iibsadady jaajarkan waana ka helay tayadiisa

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top