(1 customer review)

Caagadda biyaha oo smart ah

$1

Biyo cabista waa wax ku dhisan nolosheenna iyo caafimaadkeenna. Caagaddan biyaha, waxa ay ka sameysantahay bir aan daxaleysaneyn, waxa ayna kaga duwantahay kuwa waxyaabo dhowr ah.

  • Waxaad ku shuban kartaa oo uu kuu heyn karaa kuleyl iyo qabow.
  • Waxa uu leeyahay shaashad yar oo aad kala socon karto heer kulka waxa aad ku shubato.
  • Waxa uu ka sameysanyahay bir aan daxaleysaneyn oo laba qeyb ah.
  • Qurux gaara ayuu leeyahay.
  • Waxaad xulan kartaa midabbo kala duwan oo uu leeyahay.
  • Ma laha oo kama sameysna caag sumeysan.
  • Waxa uu qaadi karaa 450ML (Nus liitar ku dhawaad).
  • Waxa uu leeyahay shabaq yar oo aad ku filter gareyn karto waxa aad ku shubanayso.

Iibso maanta oo badi biyo cabistaada.

Views: 985Categories: ,

Qiimeynta dadka iibsaday

(1 customer review)
Qiimeyn ka bixi

1 review for Caagadda biyaha oo smart ah

  1. Moha Nur

    Yes Man yes

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top