Xiriiriye Smart Ah

$12

14% Off

Xiriiriyahan (Fiishtan) waa mid smart ah oo aan la mid ahayn kuwa aan inta badan adeegsanno. Waxa uu awood kuu siinayaa in aad korontadaada ka maamulato telefoonkaaga oo aad ka demiso ama aad ka daarto. Awoodaha uu leeyahay xiriiriyahan yar waxaa ka mid ah:

  • Waxa aad u adeegsan kartaa in aad ku xirato qalabyada guriga ama shaqada, sida Computer, firiij, leyr iwm.
  • Telefoonkaaga ayaad ka damin kartaa kana daari kartaa qalabka ku xiran xiriiriyahan.
  • Meel kasta oo aad dunida ka joogto ayaad ka maamuli kartaa.
  • Waqti ayaad ku xiran kartaa si aad u damiso ama aad u daarto xiriiriyahan.
  • Waxaad ku maamuli kartaa codkaaga, Google Home ama Alexa.
  • Dabka saaidka ahna wuu ka ilaalinayaa qalabka aad ku xirto.
Views: 246Categories: ,

Qiimeynta dadka iibsaday

Qiimeyn ka bixi

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Title

Go to Top