Sawir Qurxiye – Ifiye
$5
38% Off
Sawir ifiyahan, waa qalab kaa caawinaya waxyaabo badan, waxa aad u adeegsan kartaa:
- In aad ku xirato telefoonkaaga si aad isaga qaaddo sawir leh iftiin wanaagsan.
- In aad ku xirato Tablet ama iPad si aad sawir isaga qaaddo.
- In aad ku xirato Computer-kaaga si aad uga qeyb gasho shir online ah ama fasal.
- Waxa uu leeyahay saddex heer oo iftiin ah oo aad kala xulan karto. 1, 2, 3. Midba kan ka dambeeyaa waa uu ka iftiin badanyahay.
- Waad jaajareyn kartaa, oo waxa uu wataa fiilada jaajarka ee Micro USB.
- Waxaad ku adeegsan kartaa kaamirooyinka hore iyo kuwa dambe ee telefoonkaaga.
Reviews
There are no reviews yet.