Cover iPhone oo bateri leh
$30
Ma kugu dhacdaa mararka qaar in telefoonkaaga uu kaa dab dhaco adigoo aan heysan wax jaajar ah oo aad ku dabeysato telefoonkaaga? Cover-kan, waa mid aad jaajareyn karto, waxa ku jira batari weyn oo cabbirkiisu yahay 5000 milli-ambeer (mAh), waxa aad gashaneysaa iPhone-kaaga, kadibna telefoonkaaga ayuu dab siinayaa adigoo aan u baahan in aad jaajar meel u fariisato. Faaidooyinkiisa waxaa ka mid ah:
- Waa jaajar, waana cover adag.
- Waxa uu leeyahay bateri adkeysi iyo awood leh.
- Way fududahay in aad geliso telefoonkaaga iyo in aad ka bixiso.
- Dhaqsi ayuu dabka siinayaa telefoonkaaga (Fast Charge)
- Isla jaajarka iPhonekaaga ayaad ku jaajareyneysaa.
Haddii aad iibsato, waxa aad heli doontaa cover kale oo FREE ah (sida sawirka ugu hooseeya kaaga muuqata.
Reviews
There are no reviews yet.