Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

iM252

market

iM252

market

  • Xiriiriyahan (Fiishtan) waa mid smart ah oo aan la mid ahayn kuwa aan inta badan adeegsanno. Waxa uu awood kuu siinayaa in aad korontadaada ka maamulato telefoonkaaga oo aad ka demiso ama aad ka daarto.
  • Ku qurxi miiskaaga nal-hayahan indho-qabadka ah, waxa uu miiskaaga waxbarashada ama shaqada kaaga dhigayaa mid iftiin leh, isla markaana aad si buuxda u maamulan karto halka uu iftiinkaas u jiheysan lahaa, waa mid dheeraan kara, gaabsami kara, una leexan kara jiho kasta.
  • Marka aad ku xirato gacanta saacaddan DT4+ waxa ay soo saareysaa quruxda gacantaada, haddii aad rag ama dumar tahay, waayo waxa ay ka sameysantahay bir adag oo dhalaaleysa, dhalada sarena waa mid ah, tayada iftiinka iyo midabbada waa mid soo jiidasho leh, waxa ay kuu cabbireysaa garaaca wadnaha, socodka, jimicsiga, qof ayaad ka wici kartaa, kalana hadli kartaa saacaddan, codkeedu waa nadiif.
  • Boorsaddan yar, waxa aad u qaadan kartaa shirarka, shaqada, waxbarashada. Waxa ay leedahay midabbo kala duwan oo aad xulan karto, marka aad kala furto waxa ay ka soo laabmeysaa dhabarka dambe si ay laabtoobkaaga u siiso hawo marka aad adeegsaneyso.
  • Saacaddani waxay leedahay qurux gaar ah, waxa ayna u egtahay saacadihii qadiimiga ee la adeegsan jiray berigii hore. Waxa ay leedahay soo jiidasho gaar ah. Waxa ay ka sameysantahay bir adag oo dhalaaleysa, codna ma laha marka ay shaqeyneyso oo aamusnaan ayey ku shaqeyneysaa.
  • Qalabkan, waa nal yar oo aad ku xiran karto qeybta sare ama dhinacyada telefoonkaaga, kaas oo kuu sahlaya in aad iska qaaddo sawirro iftiin leh ama iska duubto muuqaal wanaagsan xilliyada habeenkii. Waxyaabo kale oo badanna waad ku qabsan kartaa.
  • Nalka iM252 waa leyr aad ka damin karto kana daari karto telefoonkaaga. Haa, jiifkaaga ayaad ka maamuleysaa midabka leyrka iM252. Midabka dooqaaga ah ayaad ka dhiganeysaa, marka la soo koobo, maamulaha leyrkaaga ayaad si buuxda u noqoneysaa.
  • Saacaddan waxa aad saaran kartaa miiskaaga is qurxinta ama waxbarashada, hab iftiin iyo midab leh ayey kuugu sheegeysaa waqtiga, waxaad sidoo kale u adeegsan kartaa in aad kaga jaajareysato 2 telefoon ama 2 qalab kale sida saacad. Midab madow ama caddaan ayaad kala xulan kartaa.

  • Kuleyl iyo qabow, midka aad doonto ayaad ku qaadan kartaa, saacado badanna isma badalayo, waayo bir adag oo labo dabaqadood ah ayuu ka sameysanyahay, mana daxaleysanayo (haddii aad ka ilaaliso). Sidoo kale, heer kulka waxa ku jira ayaad ka ogaan kartaa shaashadda sare.
  • Cover-kan, waad jaajareyneysaa, waxa ku jira batari weyn, waxaad gashaneysaa iPhone-ka, dab ayuuna siinayaa adigoon u baahan in aad jaajar meel u fariisato. Waa dab hel adigoo socda, howl aan kaa baaqan, koronto meel ku xiranna aadan sugin.

IM252 MARKET

QALAB XUL AH . TAYEYSAN . TIJAABSAN

Ka dalbo iM252 Market qalabyo mara tijaabooyin adag, tayo ahaanna la hubiyey, ka dalbo halkan oo ku hel goobta aad joogto. Hadii aad halkan ka dalban weyso fadlan nagala soo xiriir Whatsapp qoraal ahaan +252614888887

Title

Go to Top