Qalabyada iM252

XULO QALAB TAYEYSAN, TIJAABSAN.
QAAR KA MID AH EREYADA MACAAMIISHEENNA
“Aniga inta badan habeenkii ayaan asxaabteyda waqti la qaataa maadaama aan maalinkii mashquul ahay, qalabkan sawirka wuxuu ii suurageliyey inaan asxaabteyda sawirro qurxoon la galo habeenkii.”
CALI CABDULLE - MUQDISHO
“Nalka iM252 marka aan qolkayga ku xidhay, waxaan dareemay in ay suuragal tahay in uu qofku maamusho iftiinka qolkiisa, habeen kastana uu ka dhigto qolkiisa mid cusub oo xiiso leh.”
MAXAMED XUSEEN - BURCO

“Aad ayaan uga helay nalka iM252 ee sawirka. Kama walwalo iftiinka sawirkeyga haddii habeen la gaaro, waayo iftiin wanaagsan ayuu bixiyaa qalabkan, waan ka helay.”

FARDOWSA XUSEEN - GAROWE

HEL QIIMO DHIMIS 30%

LA IIBSO QALAB KALE, HEL QIIMO DHIMIS 30% AH

Ka faaideyso qiimo dhimis 30% ah haddii aad saacaddan la iibsato qalab kale sida nalka iM252 oo Ku iibso saacaddan $10.5 keliya.

KA DALBO HADDA WHATSAPP +252 614 888 887

NALA SOO XIRIIR