Project Description

Marka aad adeegsaneyso leyrka iM252, uma baahnaan doontid in aad sariirtaada ka kacdo, waayo, waxa aad nalka qolkaaga ka demin doontaa telefoonkaaga adigoo adeegsanaya barnaamij aad ku maamulanayso nalkaaga.

Nalka iM252 waa mid smart ah oo aad ka maamuli karto telefoonkaaga. Awoodaha uu leeyahay nalka iM252 waxaa ka mid ah:

  • Waxa aad ka maamuleysaa APP aad la soo degi karto si FREE ah.
  • App-ka waad la soo degi kartaa (Android iyo iPhone) labadaba.
  • Waxaad ka damin kartaa kana daari kartaa telefoonkaaga.
  • Midabka aad doonto ayaad saaran kartaa.
  • Waad iska yareyn kartaa ama kororsan kartaa iftiinka 1% illaa 100%.
  • Waqti uu is daaro ama is demiyo iskiis ayaad u sameyn kartaa.
  • Codkaaga ayaad ku xiri kartaa iftiinka leyrka oo marka aad hadasho ayuu shidmayaa.
  • Cod telefoonkaaga ku jira ayaad la dheelsiin kartaa.
  • TV-gaaga waxa aad ka daawanayso ayuu la dheeli karaa.
  • Koronto badan kaama cunayo waa 9Watt oo keliya, waxa uuna ku siinayaa iftiin aad u wanaagsan.
  • Haddii aad qolalka oo dhan ku xirato, hal mar ayaad wada maamulan kartaa nalalka oo dhan.
  • Internet ayaad ku xiri kartaa oo adiga ka maqan gurigaaga ayaad maamuli kartaa nalkaaga (Haa, waa run!).

Hab adeegsiga nalka iM252 aad ayuu u fududyahay. Fadlan hoos u soco si aad u aragto fudeydka adeegsigiisa, wax badanna ka fahanto hab adeegsigiisa.

MAGACA

Nalka iM252

NOOCA NALKA

LED Wi-Fi RGBCW

MIDABBADA

Midab kasta

VOLTAGE

AC 100-240V

COLOR TEMPERATURE

2700-6500K

QIIMAHA

$12

DAMMAANAD

6 Bilood

CABIRKA IFTIINKA

800 Luminous Flux

XOG DHEERI AH

Hab Adeegsiga

WAX KA OGOW ADEEGSIGA NALKAN
MAXAY KA DHEHEEN DADKA IIBSADAY
“Ma aaminsaneyn markii hore in uu jiro leyr aan si buuxda u maamulan karo, haddase, waan ku nasanayaa.”
MAXAMED XUSEEN - BURCO
“Habeenba midab gaar ah ayaan ka dhigtaa leyrka qolkeyga, waa wixii iigu yaabka badnaa ee aan arko 2021”
FARDOWSA CALI - GAROWE

“Nalka iM252 waxa uu ka dhigay qolkeyga mid xiiso leh habeen kasta, iftiinka aniga ayaa maamusha hadda”

CALI CABDULLE - MUQDISHO

Halkee ayaan ka heli karaa?

WAY FUDUDAHAY HELISTA QALABYADEENNA

Qalabyadeenna waxa ay kugu iman karaan goobta aad joogto, ama waxaad ka doonan kartaa xarunta kugu dhow ee lagu iibiyo qalabyadeenna. Fadlan haka caajisin in aad nagala soo xiriirto Whatsappkeenna.

WHATSAPP +252 614 888 887

NALA SOO XIRIIR HADDA