Project Description

T500 SMART WATCH

Saacaddan waxa ay ku wacantahay xarragada. Waxa ayna muuqaal ahaan u egtahay 100% saacadda Apple Watch Series 5,6,7. Waxaa xiran kara oo ku xarragoon kara rag iyo dumarba maadaama ay tahay saacad Smart ah.

Waxyaabaha ay leedahay saacaddan waxaa ka mid ah:

  • Waxa aad badalan kartaa hab muuqashada saacadda ama wejiga hore.
  • Waxaad saaran kartaa sawirkaaga.
  • Waxa ay leedahay application aad ku soo dagsan karto wejiyo qurxoon oo ay saacaddu yeelato.
  • Waxa aad ku xiran kartaa telefoon iPhone iyo Androidba.
  • Waxa aad ka aqrisan kartaa fariimaha telefoonka oo jeebka kama soo saareysid telefoonkaaga.
  • Waxa aad ka damin kartaa ama ka jawaabi kartaa wicitaannada telefoonkaaga isaga oo jeebka kuugu jira.
  • Waxa ay kuu xisaabineysaa socodkaaga, orodkaaga, iwm.
  • Telefoonka ayaad ku raadsan kartaa haddii uu kaaga lumo meel aad joogto.
  • Alarm ayaad saaran kartaa si aad ugu toosto ama wax u soo xusuusato.
MAGACA SAACADDA

T500 Smart Watch

MIDABBADA

Caddaan, Madow, Pink

QIIMAHA

$15

IIBSO HADDA

HEL QIIMO DHIMIS 30%

LA IIBSO QALAB KALE, HEL QIIMO DHIMIS 30% AH

Ka faaideyso qiimo dhimis 30% ah haddii aad saacaddan la iibsato qalab kale sida nalka iM252 oo Ku iibso saacaddan $10.5 keliya.

KA DALBO HADDA WHATSAPP +252 614 888 887

NALA SOO XIRIIR