Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

Clock

  • nal-hayaha aqriska iyo qoraalka im252 market suuqa im252
    Ku qurxi miiskaaga nal-hayahan indho-qabadka ah, waxa uu miiskaaga waxbarashada ama shaqada kaaga dhigayaa mid iftiin leh, isla markaana aad si buuxda u maamulan karto halka uu iftiinkaas u jiheysan lahaa, waa mid dheeraan kara, gaabsami kara, una leexan kara jiho kasta.
  • Saacad bir ah qadiimi ah im252 market im252 platform
    Saacaddani waxay leedahay qurux gaar ah, waxa ayna u egtahay saacadihii qadiimiga ee la adeegsan jiray berigii hore. Waxa ay leedahay soo jiidasho gaar ah. Waxa ay ka sameysantahay bir adag oo dhalaaleysa, codna ma laha marka ay shaqeyneyso oo aamusnaan ayey ku shaqeyneysaa.
  • saacad-miis-jaajar-leh-im252-table clock with USB
    Saacaddan waxa aad saaran kartaa miiskaaga is qurxinta ama waxbarashada, hab iftiin iyo midab leh ayey kuugu sheegeysaa waqtiga, waxaad sidoo kale u adeegsan kartaa in aad kaga jaajareysato 2 telefoon ama 2 qalab kale sida saacad. Midab madow ama caddaan ayaad kala xulan kartaa.
  • Saacaddan waa mid digital ah oo qaab wareeg ah u sameysan, waxa ayna waqtiga kuugu sheegeysaa nambaro waaweyn oo iftiin leh, midabbo kala duwanna leh, waxa ay kaa toosin kartaa hurdada ama ku xusuusin kartaa waqti gaar ah oo aad howl leedahay.

Title

Go to Top