Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

Smart

  • leyrka-nalka-im252-layrka-im252-leyrka-iam252-im252-market-suuqa-im252
    Nalka iM252 waa leyr aad ka damin karto kana daari karto telefoonkaaga. Haa, jiifkaaga ayaad ka maamuleysaa midabka leyrka iM252. Midabka dooqaaga ah ayaad ka dhiganeysaa, marka la soo koobo, maamulaha leyrkaaga ayaad si buuxda u noqoneysaa.
  • Discount!
    Marka aad ku xirato gacanta saacaddan DT4+ waxa ay soo saareysaa quruxda gacantaada, haddii aad rag ama dumar tahay, waayo waxa ay ka sameysantahay bir adag oo dhalaaleysa, dhalada sarena waa mid ah, tayada iftiinka iyo midabbada waa mid soo jiidasho leh, waxa ay kuu cabbireysaa garaaca wadnaha, socodka, jimicsiga, qof ayaad ka wici kartaa, kalana hadli kartaa saacaddan, codkeedu waa nadiif.
  • Xiriiriyahan (Fiishtan) waa mid smart ah oo aan la mid ahayn kuwa aan inta badan adeegsanno. Waxa uu awood kuu siinayaa in aad korontadaada ka maamulato telefoonkaaga oo aad ka demiso ama aad ka daarto.
  • Jaajarka iM252 fast charger iphone android
    Kani waa jaajar aad hal mar dab ku siin karto 2 telefoon, waa fast charger oo waxa uu bixinayaa dab ku filan in uu telefoonkaagu dhaqsi ku buuxsamo, hana ka walwalin nooca telefoonkaaga waayo chargerka waxaa la socda 2 fiilo oo mid iPhone ah midna Android ah.

Title

Go to Top