Hel qiimo dhimis 10% ah, iibso labo shey

0
0
0
0
Days
0
0
Hrs
0
0
Min
0
0
Sec
im252 iam252 somalia tech youtube facebook

Laptop

  • iM252 Market Boorsad Laptop Bag
    Boorsaddan yar, waxa aad u qaadan kartaa shirarka, shaqada, waxbarashada. Waxa ay leedahay midabbo kala duwan oo aad xulan karto, marka aad kala furto waxa ay ka soo laabmeysaa dhabarka dambe si ay laabtoobkaaga u siiso hawo marka aad adeegsaneyso.
  • Inta noloshaada ka dhiman uma baahan doontid in aad ka walwasho in uu kaa dhaco sharciga aad ku adeegsato Microsoft Office. Halkan ka iibso License dhammeystiran, orjinaal ah, ka yimid Microsoft, oo aad ku adeegsan karto Office-kaaga 2021 inta cimrigaaga ka dhiman. Sharcigan ama License-gan waxa uu ku shaqeyn doonaa dhammaan softwareska ku jira Microsoft Office 2021 adigoo aan u baahan in aan markale active gareysato. Ogow hal computer ayuu ku shaqeynayaa license-gan, isla midkaas un ayaana lagu adeegsan karaa.
  • Haddii aad adeegsato Crack, waxa aad halis ugu jirtaa in la ugaarsado xogtaada, sidaa darteed, ka taxaddar oo iibso Licese ama sharci aad ku adeegsan karto Software-ka. Kani waa sharciga aad noloshaada oo dhan ku adeegsan karto Microsoft Office 2016 oo ku yimaado dhammaan ama inta badan barnaamijyada office-ka sida Word, Excel, Powerpoint, Access, iwm.
  • Microsoft Office 2019 Professional, waxa uu ka koobanyahay Word, Excel, Powerpoint, OneNote, Outlook, Publisher, Acess, Skype for Business. Waxa aad halkan ka iibsan kartaa sharci kuugu shaqeynaya oo ka yimid Microsoft, orjinaal ah oo aad ku kalsoonaan karto. Kama walwali doontid barnaamijyada virus lagu soo qariyo ee inta badan loo yaqaano Crack. Waxaan keliya kaa iibineynaa License Key aad gelin karto office-kaaga marka aad ku shubato kadib.
  • Windows 11 Pro is designed for the world of hybrid work, Windows 11 can help you work more simply and seamlessly from anywhere. Windows 11 Pro is used by  Professionals to enjoy:
    • A simple, powerful UX helps improve productivity and focus.
    • New features enable you to make the most of available desktop space.
    • App compatibility and cloud management make adoption easy.
    • Trust-ready OS helps protect data and access, wherever business takes you.
     

Title

Go to Top