Barnaamijyada Android

Ciid qurux badan

Batanka hoose taabo si aad u gasho barnaamijyada ciidda. Yaanan kaa ilaawine, Ciid wanaagsan markale.

Codadka Wicitaannada

Barnaamijyada codadka

Barnaamijyadan waxa aad u adeegsan kartaa in aad ku badalato codadka soo dhicista wicitaannadaada iyo fariimahaaga.

Muuqaal Sameyn & Qurxin

Muuqaal sameyn

Barnaamijyadan waxa aad ku quruxsan kartaa muuqaalladaada adigoo sidoo kale ku jarjari kara. Xulo midka aad ku hammido.

Sawir Qaadis & Qurxin

Sawir Qaadis & Qurxin

Si aad sawir qurux badan u qaaddo, aadna u qurxiso, waxaad keliya u baahantahay barnaamijyadan oo kale. Kala xulo.

Barnaamijyada Mareegyada (Website)

Barnaamijyadan waxa ay kuu sahlayaan in aad ka gasho bogaga internet-ka ee loo yaqaano WEBSITES. Ka xulo midka aad doonto.

Barnaamijyo Diini ah

Barnaamijyo Diini ah

Barnaamijyada laga aqristo QURAAN-ka, wardiga, lagu tasbiixsado ayaad qeybtan ka heli kartaa. Ku wardi telefoonkaaga si fudud.

Wada-sheekeysiyada (Chat)

Wada-Sheekeysiyada

Si  aad ula sheekeysato saaxiibbadaada, qoraal, maqal, ama muuqaal ahaanba, gal qeybtan oo ka xulo barnaamijka aad kula sheekeysan lahayd.

Shaashad Qurxin

Qurxinta Shaashadda

Ku qurxi telefoonkaaga barnaamijyadan adigoo sawirro qurux badan saaranaya shaashadda telefoonkaaga. Si fudud uga dhigo telefoonkaaga mid cusub.

(Visited 6145 times, 1 visits today)